Monday, July 24, 2017

sawiro bilicda webiyada somaliya

Daawo bilicda dalkaaga ee somaliya .Marwalba somaliya waxaa lagu tilmaamaa meel saxare ah . Balse xaqiiqdii waa laqariyaa lamana soo bandhigo bilicda dhabta ah ee dalkaaga .  Hadaba muwaadin ogsoonoow in dalkaaga uu yahay hodon.


Hadaba ma ogtahay in bilicda dalkaaga ay tahay mid indhuhu soo jiidanayaan .
   Adiga oo haysta dhulkaas dhemantiyo luilkaa miyaad ka tahriibaysaa waa kugu ceeb.
  Hadaba ka qayb qaado sidaad u dhisi lahayd dhulkaaga 


  • ......maxamed amiin somali

Dhulkaagu waa dheeman

sawiro bilicda somaliya

Bilicda somaliya